26th July 2024  admin  Category :

Warar hordhac ah ayaa sheegaya in magaalada Boosaaso uu ka dhacay qarax; qaraxa ayaa waxaa fulliyey qof isku soo xiray walxaha qarxa. Waxaa jira dhimasho afar qof ah iyo welliba dhaawac. Qaraxa ayaa waxaa ka danbeeyay ururka shayaadiinta, argagaxisada ah ee aan diin Islaam shaqo ku laheen kuwaas oo caadeeystay daadinta dhiiga shacabka aan waxba galabsan. Nimankaan burcadda ah ee illaahay ka foggaaday ayaa ay tahay in meel looga soo wada jeesto si looga suuliyo meel kasta oo ay ugga suggan yihiin dalka Soomaaliya. Wixii war ah ee ka soo kordha arrintaas waan idinla soo socdsiin doonaa haddii illaahay uu idmo.

https://youtu.be/t2LaIwWAydQ

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*