Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

17th May 2025  admin  

Ciidamada dawladda Puntland ayaa ku qabtay gaari waxyaabaha qarxa sidda oo ladoonayey in lagaliyo gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland. Ciidamada ayaa soo bandhigay gaarigan oo sidda waxyaabaha qarxa, waxaana laga badbaadiyey Shacabka Soomaaliyeed ee kunool magaalada Boosaaso. Sidaas …

17th May 2025  admin  

Mid ka mid ah websityada loogu akhriska badnaa gobolka Awdal, ayaa maqaalkan soo xigtay mar aan wax ka qornay saldanada maakhir todoba sano ka hor Hoos ka akhriso http://www.quljeednet.com/Siilaanyoharti.html…

17th May 2025  admin  

Maamulka SNM, ayaa beeshooda u sheegay  ineysan raali ka noqon doonin Qorshaha maamulka hawadda loogu wareejinayo Soomaaliya …

17th May 2025  admin  

Sh. Sham-sudiin Makaawi oo ah Sama-fale u gargaara masaakiinta dhibaataysan ayaa tegey dooxada Sanjilbo oo ku taal deegaanka Degmada Qardho ee gobolka Karkaar. Muuqaalkan soo socda ayaa waxaa ka muuqda dhul aad cagaar u ah indhahaagana soo jiidanaya balse aysan …