26th April 2024  admin  Category :

Ciidamada dawladda Puntland ayaa ku qabtay gaari waxyaabaha qarxa sidda oo ladoonayey in lagaliyo gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Puntland.

Ciidamada ayaa soo bandhigay gaarigan oo sidda waxyaabaha qarxa, waxaana laga badbaadiyey Shacabka Soomaaliyeed ee kunool magaalada Boosaaso.

Sidaas oo kale waxaa gacanta lagu hayaa wadihii baabuurkan iyo shaqsiyaad la socday oo ay hadda baaris ku wadaan ciidamada dawladdu.

SAWIRRO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*