Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

16th March 2025  admin  

Waa ayo, maxayse rabtaa kooxda gooni-u-goosadka Pakistan ee BLA? Gobolka la dayacay ee Balochistan, oo ku yaalla koonfur-galbeed Pakistan, ayaa muddo sanado ah la daalaa dhacayay kacdoon hubaysan, iyadoo weerarradii ugu dambeeyay ee sii kordhaya ay muujinayaan caqabadaha ay dowladda …

16th March 2025  admin  

Sidee bay haweeneydan galbeedka Afrika ku dhaqata geela Soomaalida maalin kasta 200 oo litir oo caano ah uga listaa Dalka Nayjer beeralayda xoolo dhaqatada ayaa ka ah dadka shaqeeya ee dalkaasi 87%, waxaana ay tahay shaqada ama dhaqdhaqaaqa ugu sareeya …

16th March 2025  admin  

Guterres oo dib u habayn ku sameynaya Q. Midoobay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa Arbacadii sheegay inuu bilaabayo dib-u-eegis qoto dheer oo lagu sameynayo hay’addan caalamiga ah si kor loogu qaado waxtarkeeda loona dhimo kharashka ku baxa, …

16th March 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka SoomaaliyaXamsa Cabdi Barre, oo magacaabay Agaasimeyaal Guud iyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga. …