Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

18th May 2025 admin
Qatari nationals barred from entering the Holy Mosque in Mecca, according to an Al Sharq newspaper report Saudi authorities have prevented Qatari nationals from entering the Grand Mosque in Mecca, marking a sharp escalation in the Gulf diplomatic crisis, Doha-based …

18th May 2025 admin
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya , Ayaa Madaxweyne Farmaajo ka codsaday in Puntland laga taageero dagaalka Alshabaab https://youtu.be/bdXVmnEDogs…

18th May 2025 admin
Hawada Soomaaliya, gaar ahaan Hargeysa hadeer waxaa dulmaraysa diyaar laga leeyahay dalka Qadar oo tixraaceedu yahay QTR1324, kana timid caasimadda dalka Suudaan ee Khartoum una socota Caasimadda dalka Qadar ee Doxa. Bal Isaaq oo dhami ha isu tageen oo diyaaraddaas …

18th May 2025 admin
Maamulka Beelaha Isaaq ku midaysan yihiin ee Somaliland , Isimadooda iyo shacabkooda midna kama hadlin wixii ka dhacay xadka u dhaxeeya gobolada Bari iyo Sanaag, oo ummad Muslimiin ah oo suxuuranaysay lagu xasuuqay. Waxayna u muuqataa in taageersan yihiin kooxda …