Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

27th April 2024  admin  

Puntland aas-aaskeeda waxa keenay duruufihii ka jiray dalka Soomaaliya kadib markii ay dhacday dawladdii dhexe ee Soomaaliya sannadkii 1991dii. Hadaba, aas-aaskii maamulka Puntland dadkii wax ka sameestay waxaa ka mid ahaa dadka deggan gobolada Sool iyo Sanaag. Hadaba, ku biiritaankii …

27th April 2024  admin  

Haddii kaadhadhka  beesha Isaaq ay Warsangeli wax u tarayaan ama u soo kordhinayaan , labadan nin ee muuqaalka hoose ka muuqda waxay ka soo jeedaa labada jufo ee  degaanka ugu weyn ka dega inta ay xukunto  degmada Ceerigaabo ee gobolka …

27th April 2024  admin  

Waa maxay sababta Saraakiisha  ka soo jeeda Beesha Warsangeli tiro badan oo ka mid ah loogu dilayaa maamulka Puntland?. Sawirka sare waa Hal sarkaal oo ka soo jeeda beesha Majeerteen iyo inta ilaalo uu leeyahay Saraakiishii ugu danbeeyey  ee ka …

27th April 2024  admin  

North Korea Guam missile strike plan ‘ready by mid-August’ http://www.bbc.com/news/world-asia-40883372…