Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th March 2025  admin  

Bahwadaagta  Reer Saalax ee Beesha Warsangeli ayaa $70,000 maanta  ku wareejisay guddiga dhismaha jidka barakaysan ee jidka  Ceel daahir iyo Ceerigaabo Beelaha Garaad Yusuf Ee Bahwadaag Reer Saalax,  ayaa deeq lacageed oo gaadheysa $70000 (Todobaatan kun oo dollar) Waxaana Ku …

19th March 2025  admin  

Wuxuu ka soo jeedaa beelaha Warsangeli beesha ugu degaanka weyn degmada Ceerigaabo iyo degaanada hoos yimaada. Maanta wuxuu ku calaacalayaa Muxuu Isaaq gobolka Sanaag Gudoomiye  gobolka  ugu soo magcaabi waayey nin ka soo jeeda beelaha Harti. Marabigani   ma is waydiiyey …

19th March 2025  admin  

Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa waxaa looga hadlay, Amniga Dalka, Shirkii Amniga Qaran, Nabadeynta Beelaha Deegaanka Cagaare, Xaaladda Bad-baadinta Doontii Caariday, Xeerka Nidaamka Cabashooyinka Puntland, Wax-kabadelka Magaca Wasaaradda …

19th March 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa goor dhow ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkiisa, kaddib khudbad uu ka jeediyay Telefishinka dowladda. Hailemariam ayaa sheegay inuu go’aansaday inuu iska casilay xilka Ra’iisul wasaarenimada iyo Madaxa Xisbiga EPDRF ee haya talada …