Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

14th May 2025  admin  

Muxuu yahay bustahan ay Al -Shabaab ‘kaga dhuumato’ duqeymaha cirka? Waxaa dhamaadka toddobaadkii tagay maxkamadda ciidamada ee Muqdisho kasoo muuqday nin sida ay ciidamada amaanku sheegay, alaab u waday Al Shabaab. Waxaa lagu eedeeyay in uu Jilib ka soo daabulay …

14th May 2025  admin  

Wasiir sheegay in geedda Yoocada la gaynayo Xadka u dhaxeeya Beelaha Harti iyo Isaaq Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Deegaanka & Isbeddelka Cimilada ee dawladda Puntland Adam Aw Hirsi, ayaa qoraal uu soo dhigay ku sheegay in geedka madax maray Beesha Isaaq …

14th May 2025  admin  

Xildhibaanada Federaalka ee reer Maakhir oo la kulmay Gudoomiyaha Hay’adda Musiibooyinka Qaranka …

14th May 2025  admin  

Yaa Soomaali ah maxaase laga beddeley kaarka aqoonsiga ee hadda la daahfuray 16-ka bisha Sibteembar waxay ku beegnayd maalinta aqoonsiga aduunka, waxayna dawladda Soomaaliya soo bandhigtay habka bixinta kaararka aqoonsiga Soomaaliya. Raysal wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa daahfuray nidaamka …