Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

1st April 2025 admin
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay Amniga, gurmadkii fataahadda Qardho iyo xanuunka Coronavirus. Madaxweynuhu wuxuu bogaadiyey howlgalkii Ciidamada amnigu maanta ka sameeyeen Boosaaso kaasi oo lagu fashiliyey weerar ay argagixisadu soo maleegtay. Sidoo kale Madaxweynaha Dowladda …

1st April 2025 admin
Allah ha u naxariistee waxa maanta gacan ka xaq darani ku dishay magaalada Boosaaso ee gobolka Sadiiq Maxamed Abdirahmaan Jaamac Dibad , oo ka soo jeeda Beesha Warsangeli. Ilaa hadda Booliisku cid uma qaban, lamana sheegin cidda ka danbaysa dilkiisa…

1st April 2025 admin
Hawlgal Ciidamada PSF ka fuliyeen gudaha Bosaso aaga Rowda waxay ku dileen xubin Alshabaab ah mid kalana waa ku qabteen. Ciidanka Amniga Puntland ee PSF-ta ayaa fashiliyey isku day ay kooxo hubeysan oo katirsan kooxaha Argagixisadaha ay doonayeen in ay …

1st April 2025 admin
Guddoomiyaha Tuli Guuleed oo booqasho ku maraya tuulooyinkii laga barakacay Guddoomiyaha Degmada Tuli Guuleed, Guuleed Maxamed Ismaaciil, ayaa booqasho ku maraya tuulooyinkii ay ka barakeceen shacabkii, xoolodhaqatadii iyo beeralaydii deegaanka. Guddoomiyaha oo ku gudojira booqashadiisa ayaa waxa uu agabka guryaha …