4th October 2022  admin  Category :

Allah ha u naxariistee waxa maanta gacan ka xaq darani ku dishay magaalada Boosaaso ee gobolka Sadiiq Maxamed Abdirahmaan Jaamac Dibad , oo ka soo jeeda Beesha Warsangeli. Ilaa hadda Booliisku cid uma qaban, lamana sheegin cidda ka danbaysa dilkiisa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*