28th March 2024  admin  Category :

Hawlgal Ciidamada PSF ka fuliyeen gudaha Bosaso aaga Rowda waxay ku dileen xubin Alshabaab ah mid kalana waa ku qabteen.

Ciidanka Amniga Puntland ee PSF-ta ayaa fashiliyey isku day ay kooxo hubeysan oo katirsan kooxaha Argagixisadaha ay doonayeen in ay ka fuliyaan gudaha magaalada Boosaaso.

Labo kamid ah oo larumeysan yahay in ay dil gaadmo ah fulin lahaayeen ayay ciidanku toogteen, mid kamid ah ayaa nolosha lagu qabtay midna la toogtay, sidaas oo kale agabyadii ay wateen iyo gaarigii ayaa la qabtay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*