Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

14th May 2025  admin  

Maxaa ka jira in madaxweyne Xasan Sheekh uu diiday inuu la kulmo Abiy Ahmed? Sida ay BBC u xaqiijiyeen ilo ka tirsan madaxtooyada Soomaaiya iyo sidoo kale saraakiil sarsare oo ka tirsan Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Soomaaliya, dawladda Soomaaliya ayaa …

14th May 2025  admin  

Waa kuma ergayga Midowga Afrika ay u xil saartay inuu dhexdhexaadiyo Soomaaliya iyo Itoobiya, maxaase hor yaalla Midowga Afrika waxay laba todobaad gudahood soo saareen laba qoraal oo ku wajahan xiisadda ka dhalatay heshiiskii isfahamka ee ay 1-dii bishan kala …

14th May 2025  admin  

Agaasimaha CIA-da Mareykanka oo booqasho qarsoodi ah ku tagay Muqdisho Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA-da, William Burns, ayaa Arbacadii shalay booqasho aan la shaacin ku tagay magaalada Muqdisho, waxaana uu la kulmay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. William Burns …

14th May 2025  admin  

Dalalka ku mideysan IGAD oo taageeray Midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya Madaxda Urur-Goboleedka IGAD oo dhagaystay mowqifka adag ee dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caddeeyey mowqifkooda ku aaddan faro-gelinta Dowladda Itoobiya ee ka dhanka ah Madaxbannaanida iyo midnimada dalkeenna. Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya …