Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

20th March 2025  admin  

Karaash Iyo Dhulbantaha Taageersanow Meesha U Baahan Fatta Dhugta Aynu la Aadno Tan iyo markii uu Soo baxay khilaafka U dhexeeya madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Ku xigeenkiisa Axmed Karaash, waxaa jira dhalinyaro iyo dad badan oo ka soo Jeeda …

20th March 2025  admin  

 Dawlad goboleedka Jubbaland ayaa war saxaafadeed ka soo saartay falalka sharci darrada ah ee ay dawladda federaalka Soomaaliya ka wado gobolka Gedo.Hoos ka akhriso war saxaafadeedkan oo dhammaystiran. …

20th March 2025  admin  

Gabadhan Warsangeli ee la socotay  Qoyskeeda , sawirkan markii ay galaysay sanakii  1846 kuma ayna   cusbayn sawiradu,  sababtoo ah marka sawirka laga qaadayo dalka dibaddiisa ayeey u sii socotay oo Doon ayeey dul saarnayd . Gumaystaha reer Yurubna  weli ma qabsan shirkii Baarlin …

20th March 2025  admin  

Guddiga Wadajirka ee dhameystirka sharciga doorashooyinka oo muddo hal isbuuc loo qabtay Guddiga wadajirka Baarlamaanka ee dhameystirka habraacyada sharciga doorashooyinka ayaa shalay warbixin ka siiyay Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka howlihii guddiga u qabsoomay. Ibraahim Isaaq Yarow oo ah …