Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th March 2025 admin
Yaxaaskani wuxuu ka badbaaday dagaalkii labaad aduunka shalay ayuu dhintay Xamaaratadan lagu magcaabi jiray Saturn, wax yar ka dib dhalashadiisii Maraykanka , ayaa sanadkii 1936 hadyad loo siiyey xerada Xayawaanka ee Berlin. Wuxuu ka cararay beertii uu ku jiray ama …

19th March 2025 admin
Xildhibaan sheegay in Siyasiyiinta Hawiye iyaga laysu isticmaalo, eedayna u soo jeediyey Salaad Cali Jeele oo taageera dawladda Umadda ka wada dhaxaysa . Sidoo kale Kursigii Xildhibaan Fiqi dhowaan ka tegay, ka dib markii loo magcaabay wasiirka amniga Galmudug, ayaa …

19th March 2025 admin
Wasiirkii Hore Ee Amniga Puntland, Ahna La Taliyaha Arrimaha Amniga Ee Md Dowladda Puntland Gen. Khaliif Ciise Mudan oo Booqasho Ku Tegey Deg. Buraan Ee Gobolka Haylaan, Halkaasoo Uu Kala Kulmay Soo Dhowayn Diirran oo Si Heer Sare Ah loosoo …

19th March 2025 admin
Caruurta Muqdisho iyo sida loogu diyaar gareeyo Maleeshiyadka Berito sidii YAlAXOW IYO MAHAD SALAD. Boqolaal Ciyaal ah oo ku ciidaya Qoyaha noocyadooda kala duwan oo caagaa ah waxa keenaya waa Bulshada ay ku dhex nool yihiin oo Qalinkii ka doortay …