Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th March 2025  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kulan la qaatay Guddoonka baarlamaanka iyo hoggaanka dhaqanka Puntland. Kulanka waxaa looga hadlay midnimada iyo wadajirka Puntland, waxaana lagu guuleystay …

19th March 2025  admin  

Xukuumadda Oo Billowday Fulinta Amarkii Ra’iisul Wasaaraha Ee Doorashada Shirka Guddi hoosaadka Tubta Siyaasadda loo dhanyahay oo maanta lagu qabtay Muqdisho ayaa lagu falanqeeyay sidii loo fulin lahaa amarkii Ra’iisul Wasaaraha ee ahaa in Xukuumaddu si buuxda uga shaqayso hirgalinta …

19th March 2025  admin  

Akhriso: 5 arimood oo caddeyn u ah in KHEYRE iyo Farmaajo aysan isku mowqif ka ahayn hadalkii ra’iisul wasaaraha 1 – Kheyre kolkii uu hadlayey waxaa ka muuqday hadalkiisa go’aan ah in doorasho la qabto noocii ay doonto ha noqotee …

19th March 2025  admin  

Maalmo ka dib markii gobolka Sanaag iyo Sool lagu sheegay in lagu muran san yahay ayaa gobolka Banaadir la siiyey Todoba Xildhibaan Guddiga Wadajirka ee Diyaarinta Xeerarka Dhamaystirka Sharciga Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta soo gabayabeeyay howshooda,iyadoo warbixinta ku saabsan Afarta …