Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th March 2025 admin
Reer Buuhoodle oo ka hor yimid shirkii Adna ,Saleebaan Gaal iyo Farmaajo Caasimada Gobolka Cayn ee Buuhoodle waxaa ka dhacay isku soobax balaadhan oo shirkaasi lagu diidan yahay, …

19th March 2025 admin
Mowqifkii adkaa ee Madaxweyne Deni qaatay ayaa hadda Farmaajo hoos fariistay isaga oo gacmaha kor u taagaya u aqoonsaday in Sayid Axmed yahay madaxweynaha Jubbaland, siina noqon doona madaxweynaha Jubbland marka uu Boorsadiisa ka qaato Villa Wardhiigleey. Bahdil ka weyn …

19th March 2025 admin
Xildhibaanka Aqalka sare ee beesha Warsangeli ayaa horay u sheegtay in M. Farmaajo uu dagaal kula jiro beesheeda. Dhowaan ayeey ahayd markii Odayaal ka so jeeda beesha Warsangeli ay u tageen madaxweyne Farmaajo, iyaga oo doonayey in saamigii ay ku …

19th March 2025 admin
BOOSAASO OO LOO QEYBIYAY AFAR XAAFADOOD Degmada Boosaaso ayaa maanta oo Sabti ah laga daahfuray barnaamij loogu magacdaray maamul daadejin oo magaalada loogu qeybiyay Afar xaafadood oo waaweyn. Furitaanka barnaamijkan, waxaa ka qeybgalay wasiiro ka tirsan Puntland, maamulka gobalka Bari, …