Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th March 2025 admin
Beesha Daarood dalka miyeey ka guureen? mise SNM iyo USC ayaa hadda ogaaday inay ku adkaadeen dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya. Maanta gudaha Soomaaliya saddex doodood ayaa ka socota , oo aad loo hadal hayaa. Doodda kowaad, waxa wata beesha Isaaq …
19th March 2025 admin
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Puntlnd Cabdirashiid Yusuf jiriil ayaa baaq u diray beelaha ku dagaalamay degaanka Cowsane Ee Gobolka Sanaag. BAAQ-NABDDEED “Waxaan ugu baaqayaa Beelaha Walaalaha ah ee Ku dagaalamay maanta Deegaanka Cawsane ee Gobolka Sanaag in ay si deg-deg ah …

19th March 2025 admin
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay Sarreeye Guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo hore u ahaa Taliyaha Ciidanka Lugta/Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka inuu noqdo Taliyaha cusub ee Ciidanka Badda. Waxaa isla wareegto kale loogu magacaabay …

19th March 2025 admin
Wafdi uu hoggaaminaayo safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Somaaliya oo soo gaaray magaalada Kismaayo …