Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th March 2025 admin
Gudoomiyihii hore ee Xisbiga USP, madaxweyne ku xigeenkii ugu horeeyey ee Puntland iyo madaxweynihii hore ee Puntland Allah ha u naxariistee Maxamed Cabdi Xaashi ayaa ku geeriyooday dalka Kenya Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan umadda …

19th March 2025 admin
Gobolka Sanaag, waa gobol isku darsaday Wax soo saarka beetaha . Kaluumaaysiga, Dalxiiska iyo Xoolaha nool https://www.facebook.com/bootan.axmed/videos/288749398860819/ Dhulkayagu Sabool Maaha …

19th March 2025 admin
Shir looga hadlayay midnimadda bulshada, amniga iyo horumarka Gobolka sanaag ayaa ugu soo gaba-gaboobay Degmada Ceelbuh beelo kamid ah Beelaha dega Gobolka Sanaag …

19th March 2025 admin
Wasaaradda Deegaanka,Beeraha iyo Isbedelka cimilada DPL ayaa maanta gaadiid lagula dagaalamyo laguna xakamaynayo Ayaxa kala wareegtay hay’adda FAO iyo dawlada Ingiriiska. Gaadiidkan oo ah kuwa dheereeya oo ka koobna Lixgaari ayaa sidoo kalena waxaa la socday qalabka gaadiidka lagu rakibo …