Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

16th March 2025  admin  

Farmaajo oo saxiixay 13-ka Kursi Gobolka Banaadir ee mataaladda Aqalka Sare Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu Gobolka Banaadir ku yeelanayo Golaha Aqalka Sare. Madaxweynaha ayaa u …

16th March 2025  admin  

Maraykanka Oo Amray In Dagdag Looga Saaro Ciidanka Eritrea Gobolka Tigray ee Itoobiya Maraykanka ayaa ku baaqay in si degdeg ah ciidamada Eritrea looga saaro gobolka Tigray ee waddanka Ethiopia sida ay daabacday wakaalada Wararka ee AP. Afhayeen u hadlay …

16th March 2025  admin  

Dowlada Soomaaliya oo ku gacan seyrtey go’aan ka soo baxay guddiga xaqiiqo raadinta IGAD Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku gacan seyrtey warbixin uu soo saaray guddigii xaqiiqo raadinta IGAD ee dhawaan loo saaray dacwaddii dowladda Soomaaliya ka gudbisay Dowladda Kenya.…

16th March 2025  admin  

Wasiirka Qorsheynta oo kulan la qaatay xubno ka socda Xafiiska QM ee Soomaaliya Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaraanka Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo maanta xarunta dhexe ee Wasaaradda kulan kula qaatay xubno ka socday xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo uu …