Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

30th May 2025 admin
Allah ha u naxariistee waxa Canada ku geeriyooday Dr. Cabdulaahui Aadan Gaas, Agaasimihii hore ee Cisbitaalka Ciidanka Xoogga dalka soomaaliyeed , ahaana Gashaanle sare oo ka tirsanaa Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan …

30th May 2025 admin
Argagixisaddii weerartay xabsiga Boosaaso oo mar kale dagaal ka riday degmada Laasqoray ee maamulka Puntland. Qaar ka mid ah alshabaabkii galay Xabsiga Boosaaso iyo Maleeshiyaad SNM ah ama Dirta waqooyi oo garab siinaya ayaa dagaal mar kale ka riday degaano …

30th May 2025 admin
Musharxiinta ay horboodayaan Xasan Shiikh iyo Shiikh Shariif ayaa markii laga qeeyb gellin waayey shirarka dawladda federaalka iyo maamul goboleedyada u dhaxeeyay ayaa waxeey ka soo dhaadhiciyeen Ahmed Madoobe iyo Deni in la dhiso madal loogu magac daray “Badbaado Qaran”, …

30th May 2025 admin
Wasaarada Arrimaha Dibbada Maraykanka ayaa qoraal ay soo saartay waxa ay ku sheegtay in dowlada Maraykanka ay ka walaacsan tahay jahwareerka Doorashooyinka ee ka jira Soomaaliya, waxana uu ugu baaqay madaxda Soomaaliya in doorasho deg-deg ah la qabto. Qoraalkan oo …