Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

26th May 2025  admin  

Saara Xasan Faarax, waa gabadha kaalinta kowaad ka gashay guud ahaan gabdhihii Puntland ee galay imtixaanka Fasalka 12aad ee Dugsiyada sare ee Puntland, 2021. Hambalyo iyo bogaadin ayaan u diraynaa iyada, waalidkeed , dugsiga Al- noor iyo Bulshada Badhameed Wasaaradda …

26th May 2025  admin  

Xildhibaanaa Puntland oo simay awoodaha xilka qaadista madaxda sare Xildhibaannada Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa maanta ansixiyay talo uu hory u soo jeediyay guddoomiyihii hore ee xilka laga qaaaday Cabdixakiin Dhoobo Daareed, oo ahayd in la simo awoodaha xilka qaadista madaxda …

26th May 2025  admin  

Waraysigan uu siiyey ENG Maxamud Hasan Hidiidaa (Qawaacid) wuxuu kaga hadlay isbedeladii taariikheed ee ay soo martay Somalidu gumeysiga ka hor iyo wakhtigii xoriyada ay somalidu ka qaadatay dalalkii gumeysanayey ,Sidoo kale wuxuu ka hadlay aasaaskii dowladnimada Somaliya iyo dowladihii …

26th May 2025  admin  

Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa Saakay Xukun Dil ah ku Fulisay Kudhawaad Labaatan katirsan Argagixisada Alshabaab. Maxkamadda Ciidamada Puntland ayaa Saakay Xukun Dil ah ku Fulisay Kudhawaad Labaatan katirsan Argagixisada Alshabaab. Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee Puntland ayaa saakay dil toogasho …