Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

26th May 2025 admin
Rooble oo la kulmay madaxda Dirta Waqooyi ee ku sugan Muqdisho Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta mar kale la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed iyadoo …

26th May 2025 admin
Dismaha Bangiga Puntland oo xariga laga jaray. Bangiga waxaa dhistay Dowladda Puntland iyadoo uu hore u dhagax dhigay Madaxweyne Deni 3-dii March 2020, waxaana lagu fuliyey dhismaha xaruntan kharashaadka lagu helay beekhaaminta dakhliga Dowladda. Dhismaha xarumaha Dowladdu waxay qeyb ka …

26th May 2025 admin
Deni OO XARIGGA KA JARAY DHISMAYAASHA CUSUB EE MADAXTOOYADA PUNTLAND Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xarigga ka jaray dhismeyaasha cusub ee lagu soo kordhiyay Madaxtooyada Dowladda Puntland. Madaxweynaha ayaa kormeeray dhammaan qeybaha kala duwan ee lagu …

26th May 2025 admin
Madaxweynaha Puntland oo qaabilay Maxamuud Nuur iyo xubno la socotay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Maxamuud Nuur, Xildhibaanka Aqalka Baarlamaanka ee Gobolka Minnesota ee dalka Maraykanka iyo wafdi uu hoggaaminayo. Wafdiga Maraykanka …