Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

26th May 2025  admin  

Waxaa Magaaladda Boosaaso lasoo gaarsiiyay 480 Haamaha Oksijiinka ah ( Oxygen cylinders) iyo 200 oo xabbo oo Oksijiin nidaamiye ah (Regulators) Qalabkan oo gacanta ay Ku hayaan gudiga soo iibinta Warshadda Ogsijiinta Puntland Sii Loo Yareeyo Dadka U dhimanayaa Ogsijiim …

26th May 2025  admin  

TARTANKA 8AAD EE GOBOLADA DOWLADDA PUNTLAND. Madaxwaynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdilaahi Denni, oo ay weheliyaan Wasiirka Wasaaradda Mudane Jaamac Faarax Muuse, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Hodan Siciid Xasan, Wasiir dowlaha Wasaaradda Fardowsa Cismaan Cigaal iyo agaasimaha guud Axmed Cabdalla …

26th May 2025  admin  

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Shacabka iyo Mas’uuliyiinta Dowladda Puntland …

26th May 2025  admin  

Soomaaliya oo jawaab rasmi ah ka bixisay warbixintii guddiga Midowga Afrika Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga jawaabtay warbixin ay dhowaan diyaariyeen guddi qiimayn ah oo ka socda Midowga Afrika oo ku saabsanayd mustaqbalka hawlgalka AMISOM ee …