Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

25th May 2025 admin
Bahda Allsanaag, waxay taci tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allah ha u naxariistee Dr. Axmed Jaamac Cali Qorsheel, oo ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta. Waxaan Allah uga baryeynaa inuu naxariistii Jano ka waraabiyo Marxuumka, Eheladdi iyo …

25th May 2025 admin
Dalka Soomaaliya hoggaankiisa kala duwan ee heer federaal iyo mid maamul goboleed dhammaantood ayaa shacabka Soomaaliyeed iyo caalamkaba tusay ineey yihiin kuwo masaalix gaar ah ay dabbada ka wada riixeeyso oo aan laheeyn hoggaamin dhab ah si loo samatabbixiyo dalka …

25th May 2025 admin
Hogaamiyihii ay jabhadda SNM lacagta ku siisay inuu Ictiraafka u raadiyo ayaa la Inqilbay M/weynihii Guinea Conakry Alpha Condé (83sano) ayaa maanta la afgambiyay kadib markii ciidamada gaarka ah ee dalkaasi weerar ku quadrant xaruntii madaxtooyadii dalkaas https://allsanaag.com/maxeey-ku-heshiis-yihiin-beelahan/ https://allsanaag.com/maxaa-dalka-gini-laga-doonay/ …

25th May 2025 admin
Diyaaradduu la saarnaa, dhulkana isagaa ku soo dhoweyey, Inta badan maamulada ay gaarka leeyihiin Beesha Hawiye ee Hairshabelle iyo Galmudug ayaa inta badan madaxdoodu waxay ku sugan yihiin Muqdisho, marka ay ku soo laabanayaa maamuladoodana waxay ku kiraystaan Diyaarado. Arinta …