Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

25th May 2025 admin
Kursiga Farmaajo Fadhiyo tegi Maayee ee yaan Soomaali lagu kala tegin. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo in badan oo ka mid ah beesha Daarood ay ku dhaliilayeen cunaqabatayntii uu la daba joogay maamulada Puntland iyo Jubbaland, dhiiranaantii uu ku …

25th May 2025 admin
Madaxweyne Farmaajo ma hakin karaa awoodaha R/W Rooble? Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay inuu hakiyey awoodihii Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. War-saxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxwynaha ayaa lagu sheegay in Ra’iisul Wasaaraha uu qaadanayey go’aanno aan laga firsan …

25th May 2025 admin
Daahir oo baaritaan ku sammeeyey qaar ka mid ah beesha Hawiye ee degan magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu kala sheekeeystay arrintaas saaxiibkiis Mustafa. Daahir: Saaxiibkeey Mustaf mala soctaa in beesha Hawiye ay ku jiraan dad asalkoodu uu yahay Amxaaro ? Mustaf :…