Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

24th May 2025  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay hirgalinta Xarunta Sare ee IGAD ee u adkeysiga aafooyinka iyo ilaalinta deegaanka oo IGAD ay Muqdisho ka furatay. Xaruntu waxay taageeri doontaa hirgelinta qorshaynta khataraha cimilada ee dalalka gobolka ee ku bahoobay …

24th May 2025  admin  

Madaxweyne Farmaajo oo Xarigga Ka Jaray Xarunta Urur Goboleedka IGAD ee la Socodka Cimilada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo uu weheliyo Xoghaya Guud ee urur Gobaleedka IGAD Dr. Workneh Gebeyehu, ayaa magaalada Muqdisho xarrigga kaga jaray …

24th May 2025  admin  

Beesha Cismaan Maxamuud ee hadda Puntland xukuntaa ma horseedi doonaan burburka Puntland SIDA BURBURKII BILABMAY 1969 Dhamaadkii sanadkii 1969, markii la dilay Allah ha u naxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa isla habeenkiiba sheegtay inuu Soomaaliya madaxweyne …

24th May 2025  admin  

Kulankan ayaa labad dhex waxa ay ugaga wadahadleen sii xoojinta xiriirka iskaashi ee taariiqiga ah ee ka dhexeeya labada dowladood ee Soomaaliya iyo Talyaaniga. Sidoo kale Wasiirka Arrimaha Dibbada Soomaaliya Mudane Cabdisiciid ayaa waxa uu heshiis is-afgarad ootaariikhi ah kula …