1st May 2024  admin  Category :

Kulankan ayaa labad dhex waxa ay ugaga wadahadleen sii xoojinta xiriirka iskaashi ee taariiqiga ah ee ka dhexeeya labada dowladood ee Soomaaliya iyo Talyaaniga.

Sidoo kale Wasiirka Arrimaha Dibbada Soomaaliya Mudane Cabdisiciid ayaa waxa uu heshiis is-afgarad ootaariikhi ah kula saxiixday magaalada Rome Mr.Minniti oo ka socday hay’ada fondazionemedor iyadoo uu heshiiskaas goobjoog ka ahaa wasiirka arrimaha dibbada Talyaaniga H.E Luigidimaio sidoo kale waxaa goobjoog ka ahaa heshiiskan wasiirka waxbarashada xukuumada federalka Soomaaliya Cabdulaahi Carab.

Heshiiskan ayaa waxa uu ardayda Soomaaliyeed ay heli doonaan deeq waxbarasho oo heer caalami ah.

Image
dowladaha soomaaliya iyo talyaaniga oo heshiis iskaashi ku kala saxiixday magaalada rome

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*