Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

28th March 2025  admin  

Soomaaliaya iyagaa burburiyey, xasuuq ka gaystay welina waxay isu arkaan dhibanayaal …

28th March 2025  admin  

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Soomaaliya ku daray ‘liiska dalalka uu dadkooda ka mamnuucayo in ay u safraan Mareykanka. Xayiraadda socdaal ee Trump rabo oo saamaynaysa ilaa 43 dal oo muslimiin u badan ayaa looga golleeyey in laga yareeyo ama …

28th March 2025  admin  

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada ayaa kala hadlay Cuqaasha Damalaxagarre inay Nabada ka shaqeeyaan, Xalna laga gaaro khilaafkii dhawaan ka dhacay Dooxada Dureera. Guddiga gaar ka ah ee ka socda Golaha Wakiillada Puntland oo socdaal nabadeyn ah ku jooga Gobolka …

28th March 2025  admin  

Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Allah ha u naxariiste Maxamed Warsame Axmed (Gurey Warsame) , oo saaka ku geeriyooday magaalada Dhahar ee gobolka Hayland. Waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkiisana   midigta ka …