29th March 2024  admin  Category :

SNMta Koonfurta Soomaaliya ee dagaalka kula jirta Beelaha Koonfurta Soomaaliya, si ay  caalamka uga dhaadhiciyaan inaanay is maamuli karin si ay iyagu  aqoonsi u helaan  ayaa qarax ka gaystay Muqdisho

Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa soo bandhigay taarko ku xirneyd gaari maanta ku qarxay agagaarka Siinka dheer, halkaasi oo ay ku dhinteen labo qof oo uu mid ka askarigii baarayay gaariga qaraxa waday iyo  Dadqalkii SNMta  koonfurta Soomaaliya ,

Taarikadan ku xirnay gaariga ay wateen dadqalatooyinka ayaa mid ay isticmaalaan SNMta

received_1765486413773508received_1765486397106843received_1765486373773512received_1765486303773519received_1765486273773522

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*