26th December 2024 admin Category :
Weriye ka soo jeeda beelaha laga tirada badan yahay ee Soomaaliya loogu xoog sheegto , ayaa Hargaysa sharci daro lagu xiray, halkaana lagu bahdilay, Weriyaha Cabdi Muriidi Ajakis oo u shaqeeya Idaacadda Universal ee ay samaysteen Beelaha Banaadirugu si ay codkooda iyo cabashadooda loo maqlo ayaa Xabsiga Hargaysa la dhigay. ka dib markuu wax ka sheegay dhaqan xumo ay sameeyeen qaar ka mid ah madaxda beelaha Isaaq
https://youtu.be/2kPj8QwTAbE