8th May 2024  admin  Category :

Qoryo aan horay loo isticmaalin dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya ka socday 30 sano oo Jabuuti laga keenay, ayaa hadda maamulka Isaaqland ku ridayaan xaafadaha Lascaanod iyagoo aan u kala aabo yeelayn Masaajidyada, dugsiyada Cisbitaalada iyo meelaha lagu kulmo ee laga raaco gaadiidka lagaga baxsanayo xasuuqooda

May be an image of sky

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*