28th May 2022  admin  Category :

Jabhad SNM ah oo lagu dilay Carmale oo loo xiray Lix qof

Xuseen Maxamed Salwiye, oo ka soo jeeday Beesha Habar jeclo ee Isaaq oo lagu dilay magaalacada Carmale ee gobolka Sanaag , ayaa hadda waxa loo xiray Todoba Oday ka soo jeeda beesha Bah ogayskabe oo ahaa kuwii la shaqaysan jiray Jabahadda SNM.

Odayaasha u shaqayn jiray beesha Isaaq oo hadda xabsiga Ceerigaabo ku xiran waa

1-Cali Maxamuud X. Dirir

2- Bidde Cabdi Shire.

3-Cawil Kalago’an.

4- kadawe Jaamac Burkuud.

5- Gurey X. Diraac.

6- Ibrahin Cali Yakhle

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*