26th July 2024  admin  Category :

 

Waa markii ugu horaysay ee Ciidamada SNM ee xooga ku haysa magaalada Widhwidh ee gobolka Cayn,  ay amar ku Bixiyeen in caleem qoyan lago soo dhoweeyo, iyaguna ka qayb qaateen soo dhoweyntiisa  madaxwynihii hore ee Khaatumo Cali Khalii Galayr oo maana lagu soo dhoweeyey magaalada Widhwidh. Intaanu  Cali Khaliif isu  dhiibin maamulka beelaha Isaaq ku midaysan yihiin ee SNM, waxay ahaayeen kuwo had iyo jeer  duulaan joogto ah ku qaadi jiray marka ay maqlaan meesha uu joogo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*