16th April 2024  admin  Category :

Wasiirada iyo Xildhibanada ka  soo jeeda beesha HARTI ee dawladda Federaalka Soomaaliya  ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ee dagalamaya gobolka Sool. Marka Koonfurta Soomaaliya dagaal ka dhacaan  dawkadda federaalku Gurmad deh deh ah  ayeey u diraan hase ahaatee Sool iyo Sanaag dawladda federaalku tacsi ayeey u soo diraan dadkii dhaawacmayna dhiig bax ayeey u dhintaan

Sawirka sare waa Siyaasiyiinta Daarood oo sida caadadu ahayd tacsi mar kale diraya

Muuqaalka hoose waa siyaasiyiinta Digil iyo Mirifle oo dhaawacoodii keenay Cisbitaalka ugu wanaagsan Soomaaliya, una sii wada dalka dibadiisa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*