27th November 2024 admin Category :
Wasiirada iyo Xildhibanada ka soo jeeda beesha HARTI ee dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ee dagalamaya gobolka Sool. Marka Koonfurta Soomaaliya dagaal ka dhacaan dawkadda federaalku Gurmad deh deh ah ayeey u diraan hase ahaatee Sool iyo Sanaag dawladda federaalku tacsi ayeey u soo diraan dadkii dhaawacmayna dhiig bax ayeey u dhintaan
Sawirka sare waa Siyaasiyiinta Daarood oo sida caadadu ahayd tacsi mar kale diraya
Muuqaalka hoose waa siyaasiyiinta Digil iyo Mirifle oo dhaawacoodii keenay Cisbitaalka ugu wanaagsan Soomaaliya, una sii wada dalka dibadiisa