26th July 2024  admin  Category :

Siyaasiyiinta Dirta Waqooy Ma Gobolaka Banaadir ayeey u shaqeeyaan mise Dawlad federaal ah oo ka koobaan maamul goboleedyo iyo degaano hoos yimaada.

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Somaaliya  Mahdi Maxamed Guuleed oo ka soo jeeda beesha Isaaq, Dirta waqooyi  iyo Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya  Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo isaguna ka soo jeeda beesha Gudabiirsay, Dirta waqooyi ayaa xilkii ay u hayeen Qaranka Soomaaliyeed waxay ku besdesheen inay  Tool u noqdaan Raisawasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kahayre oo Soomaali deeqihii loogu talo galay oo dhan Muqdisho ku koobay.

Raisulwasaarha  Soomaaliya Xasan Cali khayre, oo horay uga diiday bulshada reer Mudug inuu u dhagax dhigo deked ay sheegeen inay iskaa wax qabso ku dhisanayaan ayaa maalin walba isaga oo adeegsanaya siyaasiyiintan Dirta waqooyi oo soo shaqo tagtay Muqdisho , qaarkoodna aaminsan yihiin inay ka shaqaynayaan Guri u gaar u leeyahay Khayre , maalin walaba mashaariicdii Soomaaliya loogu talo galay waxay ka dhagax dhigayaan xaafadaha Muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*