22nd December 2024 admin Category :
Isutaga Ardada Muslimiinta ayaa waxay ku madaharaaden xafiiska agaasime ku xigeenka waxbarashada ee gobolka Kerala ee dalka Hindiya, iyaga oo ka cabanaya Bawaagtii Dugsiyada oo lagala soo daahay. Dadkii mudaharaadayey markii ay derbiyada u soo fuuleen xafiiskiisa ayaa siyaasigii lagu mudaharaadayey cagaha wax ka dayey