26th July 2024  admin  Category :

Dalka Liibiya waxa uu ahaa dal iska degan markii uu madaxweeynaha ka ahaa Qadaafi. Hase ahaatee, maanta dalka Liibiya waa mid ay ragaadiyeen dagaalo, xaalada uu maanta dalka Liibiya ku jirana, waa mid aad u xun, lamana garanayo meesha ay xaaladdiisa ku dhammaan doonto. Hadaba, sidee ayuu ahaa dalka Liibiya dagaalka iyo fawdada ka hor?

https://youtu.be/rY6-Nm2bK-4

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*