27th July 2024  admin  Category :

Nabadda dalka Soomaaliya waxaa caqabad weeyn ku ah waqtigan ururka argagixisada ah ee Shabaab. Argagixisadan waxeey dilleen kumaanaan kun oo qof oo ka mid ah shacabka Soomaaliyeed, waxeeyna ka dhigeen qaar kalle oo badan kuwo xubnaha jirkooda beelay, waxaana intaas dheer buruburinta hantida shacabka sida hoteelada, maqaayadaha, xarumaha dawladda iyo gadiidka.

Hadaba, Shariif Xasan ayaa sheegay in qaabka loola dagaalamayo Shayaadiinta Shabaabka ay tahay mid aan shaqeeyneen, sheegayna in loo baahanyahay qaab ay u dagaalamayaan mid la mid ah in loola dagaalamo.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*