
17th November 2025 admin Category :
Waa aqbalaynaa Falastiiniyiinta la bara kicinayo inan degaan siino Haddad na aqoonsataan
Isaaqland Ictiraaf kii waa helayaan waxayna ku bedelanayaan sida Caawa Wararka ugu wayn waxa ay sheegayaan in Aqalka Sare Maraykanka mid ka mid ah oo weliba Madaxwaynaha Sxb kiis ah uu keenay mooshin,
Caawa Wararka ugu wayn waxa ay sheegayaan in Aqalka Sare Maraykanka mid ka mid ah oo weliba Madaxwaynaha Sxb kiis ah uu keenay mooshin,
Caawana CNN waxay soo daysay in Yahuuda iyo Somaliland wada hadal u Socdo sidii Falastiin loo keeni lahaa Somalia.










