
12th March 2025 admin Category :
Wasiirka Warfaafinta Dawladda Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi ( Tima-cadde ) ayaa sheegay in aysan jirin Shir fashilmay oo Puntland iyo Jubbaland ogyihiin, waxa uuna tilmaamay in maanta shirku uu ku soo dhamaaday in la isusoo nasto oo dib la iskugu soo laabto markale .