4th December 2024  admin  Category :

War-saxaafadeed ay wadajir usoo saareen Dowladaha Puntland iyo Jubaland .

One thought on “War-saxaafadeed ay wadajir usoo saareen Dowladaha Puntland iyo Jubaland .

  1. Jirac

    BRAKE HA LA QABTO #1 FARMAJO HA LA WAREYSTO TELEVISION NADA IYO RADIO YAASHU HA RAADSHEREN.#2. FARMAJO MEDIA HA HORYIMAADO AND #3 HORTA HA LA SOO WAREYSTO FARMAJO SI LOO SOO AFJARO GAMES KIISA. MADAXDA PUNTLAND IYO JUBALAND KAMA BIXI KARAAN MOGADISHU ILAA AY MASIIRKA UMADA SOMALIYEED IYO DASTUUR KA DALKA MEEL LA HUBO KU OGAADAAN XITAA HADAY QAADATO LIXDA BERI EE SOO SOCOTA INTAAN RAMADAN KA LA GAARIN. FARMAJO WAA IN LA HELAA CID SOO WAREYSATA WAA 100% IMPORTANT WAAYO LAMABA MAQAL UMADA SOMALIYEED NA LAMA UUSAN HADLIN UMANA SHARAXIN XAALADAN UU DALKA GELSHAY. WAXAAN FILAYAA HADALKII AFHAYEENKA PUNTLAND JAMA DEBERANI EE AHAA “TEENDHANU WAXBA MA DHIMIN” INUU SAX YAHAY. MAANTA OR NEVER IN DASTUUR KA DALKA LA RAACO HADDA WAA 60 DAYS EXTENSION OO FARMAJO KU JOOGO VILLA WARDHIIGLEY SHARCI DARO. WAXAAN FILAYAA INTA BADAN BEELWEYNTA HAWIYE 97% IN MAANTA PUNTLAND U GARAABTAY IYO WALIBA BELWEYNTA DAAROOD 95% MAANTA WAANA XAQIIQOWDAY IN FARMAJO LA TASHTAY “WALAALAHA GALGADUUD” EE WAA HORE LAGA SOO GUDBAY IYO INUU RAISUL WASAARE FARID AH DALKA OGA SEEXDAY MARKUU SOO TOOSANA MUSIC LOO DAARAY SI LOO XUSUUSIYO XILIGII DALKA DIBADA LOOGA DIRAY OO KALE INUU YAHAY MABA FAHAMSANA DHIBKII LOO SOO MARAY IN LA SOO GAARSIIYO NEESHUU ISAGU KA QABTAY IYO INUU DALKAN DASTUUR HELO OO RAG CAAFIMAAD KOODII KU HILMAAMEEN INEYYAN DHICIN DHIBKII IYO ISDILKII KHALDANAA EE UNADA SOMALIYEED KALA DHEX GAARTAY WAANA TAAS TAN MAANTA PUNTLAND LOOGU GARAABAYO IN DOWLADNIMADII SOMALIYEED GODKA KU DHACDAY 1991 EE LOOGU WALQALAY DIBIRGOYNTA DAAROOD INEYYAN PUNTLAND DHABARKA U JEEDIN EE GODKII LAGA SOO SAARAY MASIIRKII UMADA EE DHUMAY QALADNA AY TAHAY IN DAROOD LOO AANEYO KALIGII TALIYE AMA REGIME TAAS OO LOOGU BEDELAY ISIR NACEYB HADANA KAAGA DARANE DADKA REER PUNTLAND WALIGAA KAMA MAQLEYSID HALABJA OF SOMALIA ?? 1019 people died poisoned ? IYO 2.7 MILLION PEOPLE DIED IN MOGADISHU WHAT ITS CALLED DIBIRGOYNTA DAAROOD QAARNA GURYAHOODII LAGU DHEX AASAY. MAANTA OO 2021 AH TAARIIKHDA IYADAA IS QORTA FARMAJO OO AH NIN DAAROOD AH AYAA GAARSIIN WAAYEY DALKA DOORASHO LA ISLA OGALYAHAY ISKUNA DHAJINAYA KURSIGA ISAGA OO HELI KARA SI NADIIF AH IN UU MUDO KIRDHIN AMA XIL GAARSIIN SIDII HASSAN SHEIKH OO KALEETO ISAGOO DADKIISANA ISKU WATA OO GARBIHIISA TAAGANYIHIIN. BAL SOMALIYEED EEGA ANIGU FARMAJO MUCAARAD KUMA IHI SHAQSIYAN WALIBA ANIGA WAARID BUU II YAHAY LAKIIN WAA ILHAANO U BAAHAN IN LA FAHMO XAALADAHA KU GADAAMAN OO DHINACYO BADAN LAGA EEGO TUSAALE WUXUU ISKU QAADAY INUU BUR BURIYO JUBALAND CUNA QABATEYN SAARAY OO HOOYOOYIN U UMUL RAACEEN HOSPITAL LA’AAN OO KHARASH BADAN LOO GALAY IN DAD DALKA GUDIHIISA DAWO KA HELI KARAY KENYA ?? KA FAA’IDEYSATO OO NAIROBI LAGU KHARASH GAREEYO. GOVALKA GEDO UR SIYAASADEED NA U NOQON WEYDAY INKASTOO UU HADA ISKA FUR FURAY WALAALAHA GALGADUUD EE SIRIQDA SIYAASADEED MIDA UGU HOOSEYSA GELSHAY. MAANTA WAA IN LA HELAA FARMAJO WARIYIHII BILIDA DAHABKA AH QAADAN LAHAA OO SOO WAREYSAN LAHAA KOLAY ISAGU UMA WARAMAYO UMADA SOMALIYEED EE DUBE BUU HADBA KA DHAWAAJIN OO AH NIN SOO SHAQO TAGAY OO BEESHIISA AY MADAX MARTAY SOMALI NACEYB IYO ISIR DAAROOD NACEYB DHIB IYO SHIDO AAN LA SOO KOOBI KARINA KU HAYA DEEGAANDA BEESHA DAAROOD DHIB U DHAC, DIL, BARAKICIN IYO ARGAGIXASADA SHAATIGA SHAYDAAN KA U GASHANEYSA DADKANAGA ILAA 1993 DAGAALKII LAGA SOO ABAABULAY BURCO EE HASSAN DAAHIR AWEYS IYO HASSAN DHAHEEYE SOO HUBEEYEEN SOONA DHEX ISTAAJIYEEN BOSSASO IYAGOO HUWAN MAGAC DIINEED BEEN AH EE AYNU U NAQAANO SHAATIGA SHAYDAAN KA EE AY UGU YEEREEN AKHWAAN WAX MA GARATO LA QALDAY OO DADKANAGA AH KU JIREEN OO SIXRAN WAA XAQIIQA WEEYE MAANTA OO AY 2021 TAHAY XATAA UMA JAWABI KARAAN ARGAGIXASADAAS MARKUU HASSAN DHAHEEYE HADLO HASSAN DAAHIR AWEYS NA WAA HADLAA SI MEESHII JILICAANEYD EE DEEGAANADA DAAROOD KA DHIB IYO SHIDO LOOGU SII HAYO WAXAAN KU SOO GABAGABEYNAYAA MAANTA WAA 2021 MA’AHAN 1991 IYO 1993 TAARIIKH DU IYADAA IS QORTA BISMILLAHI RAHMANI RAHIM.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*