![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2018/11/47048762_708718969524744_3205283206232276992_n-624x395.jpg)
3rd February 2025 admin Category :
Shirkii Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa looga hadlay arrimaha kala ah Amniga dalka, Safarkii Madaxweynaha ee Gobolada Kar-kaar iyo Haylaan, Arrimaha Federaalka iyo Puntland iyo Aqalka sare.