19th May 2024  admin  Category :

Shirka Wada-tashiga Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubanaha ka ah DFS oo ka furmay Qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Caasimadda Garoowe.

Shirka Wada-tashiga Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Dawladdaha Xubnaha ka ah DFS ayaa hadda ka Furmay qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland ee Caasimadda Garoowe.

Shirka waxaa Furay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana qayb ka ahaa, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaan, Madaxweynaha Koonfur-Galbeed Cabdicasiis Maxamed Xasan Laftagareen, Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan.

Shirkani oo ay Martigelisey Dowladda Puntland ayaa gundhiggiisu yahay wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah DFS.

 

Image may contain: 1 person, sitting

Image may contain: 1 person, smiling, sitting and indoor

Image may contain: 4 people, people sitting

 

Image may contain: 2 people, suit

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*