6th October 2024 admin Category :
Garoowe: 16, Juun, 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland,
Kulanka ayaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Warbixinta Gobollada iyo Degmooyinka ee Mashruuca horumarinta degmooyinka ee JPLG, xaaladda deegaanka, hirgelinta madasha horumarinta Puntland (PDF) iyo saamaynta Abaartu ku yeelatay dad iyo duunyoba.