18th April 2024  admin  Category :

Xildhibaan Axmed Cabdiraxmaan Kuluc oo ka tirsan baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in maamulka Soomaaliland ku fishilmay isku daygii uu ku damacsanaa inuu ku marin habaabiyo shirkii beelaha gobolka Sanaag ugu qabsoomay Magaalada Ceerigaabo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*