29th March 2024  admin  Category :

Dawladda oo sheetay in Qodobadii la isku hayey ee shirka Muqdisho oo heshiis laga gaaray


Dowladda Soomaaliya ayaa shalay sheegtay in Shirkii Doorashada ee Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxda Shanta Maamul Goboleed iyo gudoomiyaha Gobolka Banaadir uga socday Muqdisho horumar laga sameeyay.

Wararka ku dhow dhow shirka ayaa sheegaya in dhinacyadu ay mabda’ ahaan ka heshiiyeen dhammaan qodobadii caqabadda ku ahaa hirgelinta heshkii 17-kii September.

Wararku waxay intaas ku darrayaa in maalinta berry ah laga yaabo in si rasmi ah loogu saxiixo heshiiska munaasabad ka dhaceysa magaalada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*