29th March 2024  admin  Category :

Deni ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland

Shirka Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Safarkii Madaxweynaha ee dalka Kenya,
Deeqaha lagu helo magaca Soomaaliya iyo aragtida Puntland.

Sidoo kale waxa Golaha looga hadlay Xaaladda Gobolada iyo degmooyinka Puntland (Hindisaha Horumarinta Degmooyinka aan ku jirin Mashruuca JPLG-ga) iyo soo jeedinta guddi qiimeeya lacagaha lagu qaado magaca Dowladda.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*