26th July 2024  admin  Category :

Dawladda Puntland oo xirtay xafiiskii Xaliimo Yareey ee Guddiga Doorashooyinka Dowladda Federaalka

Dawladda Puntland ayaa xirtay Xafiiska Guddiga Doorashooyinka Dowladda Federaalka ee ku yaalay Garoowe, sidoo kale waxaa la faray dhammaan masuuliyiinta heer Degmo iyo Gobol in aan wax howl ah oo la xiriira Guddiga Doorashooyinka Dowladda Federaalka laga qaban karin degmooyinka iyo gobolada Puntland.

No photo description available.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*