7th May 2024  admin  Category :

Shir udhaxeeyo wasaaradda Maaliyda DFS iyo kuwa dowlad gobleedyada oo ka furmay Muqdiaho

Shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho

Sharkaan ayaa looga hadlayaa nidaamka Maaliyadda dalka iyo tabasho Wasiirada Maaliyadda Dowlad goboledyada ay qabeen taa oo sababtay inay si wadajir ugu dhawaaqaan joojinta wada shaqeyntii kala dhaxeysay Wasaaradda Maaliyadda Dowladda federaalka Soomaaliya.

Shirka labada dhinaca oo hada socdo ayaa la filaa in laga soo saaro qodobo ay dhinacyadu isku afgartaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*